Hargeysa —
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay koox hubeysan oo la sheegay inay isku urursadeen deegaanka Buurta Gacan-Libaax ee Somaliland.
Wararka deegaanka laga helayo ayaa sheegaya inay goobtaasi gaadheen ciidamo ka tirsan booliiska Somaliland.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal