Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Aqoonyahanka oo rajo ka qaba kobac dhaqaale


Madasha Dhaqaalaha Somaliland
Madasha Dhaqaalaha Somaliland

Waxaa dhowaan magaalada Hargeysa ka dhacay shirka Madasha Dhaqaalaha Somaliland, kaasi oo laga soo saaray siddeed qodob.

Qodobadaas ayaa waxaa ka mid ahaa in dhaqalaaha Somaliland loo beddelo mid ku fadhiya adeeg bixin iyo in dib loo eego waxbarashada lana dhiirigaliyo farsamada gacanta.

Haddaba qaar ka mid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa sheegay in haddii la fuliyo qodobada ugu muhiimsan ay taasi keeni karto koboc dhaqaale oo saameeya bulshada iyo xukuumaddaba.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland: Aqoonyahanka oo rajo ka qaba kobac dhaqaale
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG