Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya


Somalia Coat of Arms
Somalia Coat of Arms

Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay xiriirkii diblomaasi u jartay Kenya.

Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe oo wareysi siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA ayaa sheegay in go'aanka ay gaadhay dawladda Soomaalia si ay uga jawaabto xadgudubyada siyaasadeed iyo faragelinta qaawan ee Kenya ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya, sida uu sheegay wasiirku.

Waxa uu sheegay wasiirku in Soomaaliya ay dib ula soo laabanayso diblomaasiyiinteeda jooga Nairobi, waxayna ku amartay diblomaasiyiinta ka jooga Kenya Soomaaliya inay dalka kaga baxaan toddoba maalmood oo ka builaabata 15-ka December.

Dhageyso Somalia iyo Xiriirka u jartay Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:22 0:00


XS
SM
MD
LG