Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda ICJ oo laba bilood dib u dhigtay dacwaddii badda


Somalia and Kenya

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambassador Cali Siciid Faqi ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey in dhagaysiga dacwaddii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay muddo laba bilood ah.

Ambassador Faqi ayaa sheegay in maxkamaddu ay go'aankaas qaadatay kadib markii ay eegtay codsigii ka yimid Soomaaliya iyo jawaabtii Soomaaliya ka bixisay.

ICJ ayaa haatan dacwadda dhagaysan doonta 4-ta bisha Noofembar ee soo socota.

Kenya ayaa horey u codsatay in dib loo dhigo dhagaysiga hase yeeshee waxaa tallaabadaas diidday Soomaaliya.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG