Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo rasmi ugu jawaabtay Kenya


Idaacadda VOA Somaali ayaa jawaabta Soomaaliya ka waraystay Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Siciid Fiqi.

Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xuntay isla markaana ay tahay wax aan cudur-daar loo heli karin codsiga ka yimid Kneya ee ah in dib loo dhigo dhagaysoga dacwadda muranka badda oo ay lagu wado inuu bilowdo Insiinta 9-ka Sebtemebr socdana ilaa 13-ka bisha.

Soomaaliya ayaa jawaabteeda ku sheegtay in tallaabada Kenya qaadday ay dhaawac ku tahay garsoorka iyo in la xalliyo muranka daba-dheeraad.

Kenya ayaa shalay ka codsatay maxkamadda ICJ in muddo 12 bilood ah dib loo dhigo dhagaysiga si ay u qabsato qareenno cusub oo difaaca.

Hoos ka dhagayso waraysiga aan la yeeshay Safiirka Soomaaliya Dr. Cali Siciid Fiqi.

Amb Faqi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00


XS
SM
MD
LG