Dab ka kacay magaalada Gaalkacayo ayaa la soo sheegayaa inay ku burburtay hanti iyo guryo ay ku jiraan dukaamo.
Dabka ayaa ka kacay goob shidaal, welina si cad looma oga sababta kicisay dabkaasi.
Dhinaca kale daminta dabka ayaa noqotay hawl ay iska kaashadaan labada maamul ee magaalada ka wada jira, sida uu warbixintan Gaalkacayo kaga soo warramayo weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.
Embed
share
Dabka Galkayo
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:04:15
0:00