Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Somalia ayaa sheegtay in dhaqaalo dhan ka badan $129 Million oo doollar ah ay ku bixi doonto qabashada doorashada la qorsheynayo inay ka dhacdo Somaaliya sannadka 2020.

Doorashadan ayaa wali laga fekerayaa habka ay noqon doonto ayadoo dhowaantan laysla meel dhigi doono.

Sahra Cabdi Axmed ayaa dhowaan la kulantay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Somalia Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yarey).

Hoos ka dhagayso waraysiga

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG