Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goorma ayuu Covid19 soo gaadhay Soomaaliya?


Cudurka Corona Virus ee dundia halakeeyey ayaan weli loo haynin wax daawo ah iyo tallaal toona.

Ambassador Cali Siciid Faqi waa Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Koonfur Galbeed, hase yeeshee waxa uu dhinaca kale ka mid yahay saynisyahannada Soomaalida ee aqoonta u leh shaybaar ku diyaarinta tallaalada.

Waxa uu VOA u sheegay inuu aamisan yahay in Covid19 uu Soomaaliya soo gaadhay xilli ka horraysa waqtiga rasmi ahaan loo shaaciyey.

Haaruun Macruuf ayuu ugu warramay Khadka telefoonka ee magaalada Baydhaba.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:50 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG