Nairobi —
Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaalida Kenya ayaa ka falceliyay eedeymo dhawaan kasoo yeeray qaar ka mid ah mucaaradka dowladda Kenya, kuwaas oo madaxweynaha Kenya ku eedeeyay in Soomaalida uu siiyay xilal badan.
Hadalka mucaaridka ayaa yimid kaddib markii uu madaxweyne Ruto dhawaan gobolka Waqooyi Bari ka furay xarunta laga qaato baasaboorrada Kenya. Warbixintan waxaa Garisa kasoo diray Maxamed Farax Shire.
Madal