Boosaaso —
Dagaallo loo adeegsaday hub culus oo sannadki hore iyo sannadkaanba ka dhacay magaalada Boosaso ee gobolka Bari ayaa sababay khasaaro nafeed oo soo gaaray dadka rayidka ah ee lagu kor dagaallamay.
Haddaba, sidee xal loogu heli karaa colaadda sokeeye ee ku soo noqnoqotay magaalada. Warbixintaan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yuusuf Maxmuud Yuusuf.