Teknoolojiyadda casriga ah ayaa keentey in dunidu xal u hesho dhibaatooyin dhowr ah oo amnigu ka mid yahay.
Dunida horey u martey ayaa u adeegsada muuqaal duubayaal casri ah in ay kula socdaan amniga waddooyinka, garoomada diyaaradhaa, xuduudaha iyo sidoo kale ganacsiga.
Waxaa kaloo loo adeegsadaa muuqaal duubayaashan in lagula socdo goobaha bixiya adeegyada kala duwan. Soomaaliya ayaa haddda ka mida dalalka Amniga u adeegsanaaya muuqaal duubayaasha casriga ah.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo heysa warbixin ku saabsan sida ay technolojiyada casriga ah gacan uga geysaneyso amniga iyo cadaaladda.
Madal