Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga hortagi karaa qaraxyada Al-Shabaab ee Muqdisho?


Qaraxii Zoobe October 29 2022
Qaraxii Zoobe October 29 2022

Muddo toddobaad gudihiis ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay saddex qarax oo kii ugu dambeeyay uu xalay fiidkii ka dhacay xerada ciidamada Jeneral Dhagabadan ee degmada Wadajir.

Haddaba maxaa sababay in Al-shabaab ay culays badan saaraan magaalada Muqdisho xilli howlgallo iyaga ka dhan ah ay ka socdaan meelo ka mid ah gobollada dalka?

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray xasan kaafi Qoyste

Sidee looga hortagi karaa qaraxyada maleeshiyada Al-shabaab ee Muqdisho?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00

XS
SM
MD
LG