Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ku yimid barnaamijka Hibo iyo Haween ee ka socda Hargeysa?


Hibo
Hibo

Hibo Maxamed Dirir waa gabadh daggan magaalada Hargeysa, oo curisay fikir ay ugu magac dartay HIBO IYO HAWEEN.

Waxay habka qoraalka Af-Soomaliga ka caawisa hooyooyinka suuqa Hargeysa ka xoogsada inkasta oo ay billawgii kala kulantay dhibaato maadaama ay si lacag la’aan ah ay xisaabta iyo Af -Soomaliga ku barayso hooyooyinka, balse haatan waxay marayaan ilaa 100 hooyo inta ay wax bartay.

Fikirkan ayey ku fidisay magaalada Burco. Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa xuska maalinta haweenka adduunka darteed ka waraystay Hibo Maxamed Dirir sida uu ugu dhashay fikirkan.

Sidee ku yimid barnaamijka Hibo iyo Haween ee ka socda Hargeysa?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00


XS
SM
MD
LG