Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee guddiga doorashada uga shqeynayaan inay ku dhacdo caddaalad?


Macallimuu

Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaysa doorashada madaxweynenimo ee Soomaaliya, oo hadda ka socota Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho.

Waxaa teendhada Afisyoone ku sugan 329 xildhibaan kuwaasi oo madaxweynaha soo socda ka dhex dooran doona in ka badan 30 musharrax.

Teendhada Afisyoone oo doorashadu ka dhici doonto waxaa ku sugan weriyahaga Falastiin Axmed Iimaan.Waxay la kulantay Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan gudidga doorashada, waxayna weydiisaya sida ay uga shaqeyn karaan inay doorashadu si caddaalad ah ku dhacdo.

Sidee guddiga doorashada uga shqeynayaan inay ku dhacdo caddaalad?
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG