Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee dilka Ayman al-Zawahiri u saameynayaa Al-Shabaab?


AFGHANISTAN-CONFLICT/USA-ZAWAHIRI
AFGHANISTAN-CONFLICT/USA-ZAWAHIRI

Mareykanka ayaa Sabtidii duqeyn cirka ah ku dilay hogaamiyaha Al Qaacida Ayman al-Zawahiri oo la wareegay talada Al-Qaacida kadib dilkii Usama Bin Ladin bishii May sannadki 2011-ka.

Ururka Al-Shabaab waxa uu Al-Qaacida la midoobay sannadkii 2012-ka, ilaa haddana rasmi ahaan ugama aysan hadlin weerarkan Maraykanu sheegeen inayu ku dileen Ayman Al-Zawahiri.

Haddaba sidee ayaa dilkan uu saamaynayaan ururka Al-Qaacida iyo Al-Shabaab oo ka mid ah ururrada ku hoos jira dallada Al-Qaacida?

Su’aashaas ayaa Haaruun Macruuf uu weydiiyey Cumar Maxamed Abu Ayaan oo horey uga tirsanaan jiray ururka Al-Shabaab.

Sidee dilka Ayman al-Zawahiri u saameynayaa Al-Shabaab?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG