Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayuu u dhacay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee Jalalaqsi?


Waxaa kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Dadka weerarkan ku dhaawacmay waxaa kamid ah Gud. Deg. Jalalaqsi oo isagu ahaa bartilmaameedka weerarka.

Haddaba side buu qofka isi soo miidaamiyay isku qarxiyay? Siduuse guddoomiyuhu ku badbaaday? Ma waxaa jira dad isaga la joogay oo qofka weerarka geystay hagayay? su’aalahaasi waxaa ka jawaabaya Guddoomiyaha Deg. Jalalaqsi laf ahaantiisa Nuur Maxamed Absuge oo Nuur Dheere loo yaqaanno oo goordambe oo xalay ah ii waramay.

Wareysi: Guddoomiyaha Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG