Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayey u dhacday doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh?


Xasan Sheekh Maxamuud
Xasan Sheekh Maxamuud

Soomaaliya ayaa xalay yeelatay madaxweyne cusub, ayada oo dib loo soo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo ka guuleystay 24 musharax oo uu ku jiray madaxweynihii ka horeeyey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey jagadan usoo qabtay intii u dhaxaysay September 2012-kii ilaa Febraayo 2017-kii.

Haddaba aan idiin xusuusino sidii ay u dhacday doorashadii xalay. Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Sidee ayey u dhacday doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00

XS
SM
MD
LG