Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay la kulmay mas’uuliyiinta goboka Banaadir iyo kuwa laamaha amniga iyadoo toddobaadkii hore weerarro culus ay Al-Shababa ku qaadeen Muqdisho iyo Beledweyne, weerarradaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 50 qof.
Haddaba side amniga loo xoojin karaa xilligan lagu jiro doorashada? Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.