Kismaayo —
Maalmihii lasoo dhaafay suuqyada magaalada Kismaayo waxaa ka jiray sicir-barar baahsan oo saameeyay inta badan bulshada magaalada.
Arrintan ayaa sababtay in baarlamanka Jubbaland uu dood adag ka yeesho si ganacsatada ay hoos ugu dhigaan sicirka cunooyinka iyo adeegyada kale ee bulshada. Ganacsatada ayaa iyana dhankooda ka jawaabay eedaha loo soo jeediyay.
Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa arimahaasi ka wareestay Carab Cabdi Shaqlane oo kamid mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland.
Madal