Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirweynaha horumarinta waxbarashada oo ka furmay Muqdisho


Madaxweyne Xasan Sheekh

Shirweynaha qaran ee horu-marinta waxbarashada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoolka Afisyoone.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen guud ahaan saamilayda waxbarashada ayaa waxaa khudbad ku aadan maraaxaladda ay waxabarashadu soo martay ka jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Shirweynaha horumarinta waxbarashada oo ka furmay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG