Kismaayo —
Magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland waxaa lagu soo gaba-gabeeyey shirweynaha qaran ee Arrimaha Bani’adannimada.
Qodobada looga hadlay shirka iyo waxyaabaha diiradda la saaray ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka waraysatay Wasiirka Arrimaha Bani’aadainnimada iyo Maaraynta Masiibooyinka ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Naasir Cabdi Caruush oo shrikaasi ka qaybgalay.
Madal