Hargeysa —
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ayaa dhawaan daah-furtay adeegga loo yaqaanno 5G ee oo ah adeegga ugu casrisan dhanka khadka internet-ka lagu isticmaalo moobeellada gacanta ee ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Macmiisha shirkaddaan ayaa horay u heli jiray adeega 4G oo kali ah.
Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka teleefon-ka ka kula xiriirtay Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare, oo ka mid ah madaxda Shirkadda Telesom, waxaanay ugu horayn waydiisay inuu sharaxaad ka bixiyo adeega 5G.
Madal