Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkad laga leeyahay Somaliland oo beenisay hadalkii madaxweyne Zelenskyy


Russia Ukraine War
Russia Ukraine War

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa todobaadkan sheegay in qamadi gargaar ah oo ka socda dalkiisa uu ku sii jeedo Soomaaliya, oo macluul qarka u saaran, nolosha malaayiin qofna ay halis ku jirto.

Hadalka Zelenskyy ayaa ku soo aaday iyadoo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku eedeeyay reer galbeedka in qamadiga dekedaha la furay ee Ukraine badankii ay u direen Europe, oo aan loo dirin waddamada gaajadu ka jirto ee saboolka ah.

Haatan shirkad la yirahdo Al-Wadaniya oo ka shaqeysa daqiida oo Somaliland laga leeyahay, ayaa sheegtay in markabka mamadigaasi sida uu ku soo jeedo dekadda Berbera, islamarkaana shixnadda uu sidao ay iyada leedahay oo aanu aheyn mid gargaar.

Wariyaha VOA-da ee Hargeisa Khadar Maxamed Cakulle ayaa arrintan wax ka weydiiyay afhayeen u hadlay shirkadda oo la yirahdo Cumar Muuse Cartan.

Shirkad laga leeyahay Somaliland oo beenisay hadalkii madaxweyne Zelenskyy
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG