Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka warbaahinta ee Shiinaha iyo Carabta oo lasoo geba-gebeeyey


Dalka Shiinaha ayaa toddobaadkii hore lagu soo geba-gebeeyay shirweynaha warbaahinta ee Shiinaha iyo Carabta.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay waddamada xubinta ka ah Jaamacadda Carabta oo ka mid yihin dalal ku yaalla Qaaradda Afrika.

Ujeedada shirkan ayaa ahayd xoojinta iskaashiga dhinaca warbaahinta ee uu Shiinuhu la wadaago. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Shirka warbaahinta ee Shiinaha iyo Carabta oo lasoo geba-gebeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG