Hargeysa —
Magaalada Hargeysa waxaa shalay ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah, kaas oo ay ka qeybgalayaan khubarro dhanka dhaqaalaha ah.
Faah-faahinta iyo ahmiyadda shirkan ayuu wariyaha VOA-da ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ka wareystay guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Dr. Cali Cabdillahi Daahir.
Madal