Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Heritage ee ka socda Jabuuti oo galay maalintii labaad


Heritage
Heritage

Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka socda shirka madasha aragti-wadaaaga ee Heritage, kaasoo maanta looga doodi doono Cilmibaarisyo laga sameeyey Nabadda.

Haddaba, Dr Aways Cabdullaahi oo ka mid ah maamulka Hay’adda Heritage ayaa sharaxay qodobada maanta laga hadli doono iyo kuwii shalay galinkii danbe la soo bandhigay. Waxa uu la hadlay Sagal Siciid Faarax.

Shirka Heritage ee ka socda Jabuuti oo galay maalintii labaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG