Kismaayo —
Shir wadatashi ah oo ay leeyihiin wasaaradaha diinta iyo awaaafta ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee caasimadda ku-meelgaarka ah ee Jubaland.
Shirkan ayaa la sheegayaa in looga hadlayo xagjirnimada iyo sidii bulshada looga wacyigalin lahaa.
Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.