Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya shilalka gaadiidka ee ka dhaca waddooyinka kuwaas oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.
Tirada baabuurta ee soo galaysa magaalada caasimadda oo badatay iyo waddooyinka oo aad u liita ayaa la sheegay inay sabab u yihiin in shilalka ay bataan.
Warbixintan waxaa soo diray Xasaan Kaafi Qoyste.
Madal