Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Aadan Madoobe oo tegay magaalada Baydhaba


Aadan Madoobe
Aadan Madoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa maanta tegay magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay inuu doonayo inuu heshiisiiyo siyaasiyiinta maamulka iyo kuwa mucaaradka, oo isku haya arrimaha doorashada madaxweyne ee maamulka.

Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Sheekh Aadan Madoobe oo tegay magaalada Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:18 0:00

XS
SM
MD
LG