Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqada ballaarinta dekadda Boosaaso oo la daah-furay


Dekedda Boosaaso
Dekedda Boosaaso

Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso lagu qabtay munaasibad uu madaxaeyynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ku dhagax dhigay dhismaha iyo ballaarinta dekedda Boosaaso, waxaana mashruucan fulinaya shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Isimada gobolka Bari, Siyaasiin waxgard reer Puntland ah iyo wefti ka socda shirkada DP World ayaa ka qayb galay munaasabaddaas.

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan magaalada Boosaaso kasoo dirtay.

Shaqada ballaarinta dekadda Boosaaso oo la daah-furay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

XS
SM
MD
LG