Aadan Yabaal —
Dadka deegaanka oo taageero ka helay militariga Soomaaliya ayaa saaka weerar culus ku qaaday deegaanka Ceel Hareeri oo ku dhow degmada Aaden Yabaal, halkaas oo ay isku uruursanayeen malayshiyada Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Beledweyne kasoo diray Xuseen Xassan Dhaqane.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available