Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RUSI: Shabaab Lug Kuma Laha Ganacsiga Foolka Maroodiga


Al Shabab
Al Shabab

Mac-hadka cilmi-baarista Royal United Service ee magaalada London, ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in caddaymo aan badnayn loo hayno wararka sheegaya in kooxda Al-shabaab ay ku lug leeyihiin dhoofinta sharci darradda ah ee foolka maroodiga .

Warbixinta mac-hadka RUSI ayaa si adag uga hortimid in dakhliga soo gala Al-shabaab uu 40 % ka yimaado ka ganacsiga foolka maroodiga sida warbixintan cusub ay daaha ka rogtay.

Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Haji Cabdiwali, ayaa arrimahani ka waraystay, Cathy Haenlein oo ah haweenayda samysay cilmi-baarista kana tirsan mac-hadka RUSI, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Warbixinta Ridwaan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:36 0:00

XS
SM
MD
LG