Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sh/Dhexe: Gabdho ku dhintay war-biyood ay ku dhaceen


Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in laba gabdhood ay dhinteen kadib markii ay ku dhaceen war-biyood degaanka lagu magacaabo War Ciise oo 30 km dhinaca Bari ka xigta magaalada Jowhar.

Faahfaahinta ayaa weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane uu ka waraystay gudoomiyaha deegaanka War Ciise Xuurshe Xuseen Maxamuud.

Sh/Dhexe: Gabdho ku dhintay war-biyood ay ku dhaceen.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:51 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG