Baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoomiye u doortay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari"
Sawirro: Doorashada Guddoonka baarlamaanka
1
Prof. Jawaari oo codkiisa dhiibanaya ka hor intii aan loo dooran xilka guddoomiye-nimada
2
Mid ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya codkiisa dhiibanaya
3
Xildhibaan C/weli Gaas oo coddeynaya
4
Sanduuqa codka ee doorashada guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya