Sawirro: Ciyaartoyda Soomaalida ee ka qeybgashay Olympic-da
1
Mo Farah oo u dabaaldegaya guusha uu ku guuleystay orodka 10-kun ee mitir. Olympic Stadium, London, August 4, 2012.
2
Samsam oo ka qeybgalaysa ororka 400 ee mitir ee London Olympics,
3
Mo Farah oo sita calanka Britain kaddib markii uu ku guuleystay orodka 10-ka kun ee mitir, London 2012 Olympic, August 4, 2012.
4
Zamzam oo oroday 400 ee mitir