Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cumar Cusmaan iyo Tarxiilka Sucuudiga


Minaaraddaha masaajidka Namira ee u dhow Maka, Saudi Arabia.
Minaaraddaha masaajidka Namira ee u dhow Maka, Saudi Arabia.
Cumar Cusmaan Aadan waxa uu ku dhashay dalka Sucuudiga waxaana uu ka mid yahay dadka faraha badan ee laga soo tarxiilay dalkaasi.

Kiiskiisu waa mid ka duwan kuwa dadka kale sababtoo ah waxa uu u doodayaa inuu hasto aqoonsiga sharciga ah ee dalkaasi.

Cumar waa saxafi, sidoo kale waxa uu ka mid yahay dadka u ololeeya arrimaha bulshada siiba dhalinyrada, waxaana hadda ka hor la siiyey abaalmarinnimo ay ka mid tahay mid uu ku helay inuu tusaale fiican u yahay dhalinyarada oo uu guddoonsiiyey ninka iska leh dhaxalka waddanka Sucuudiga Amiir Salmaan.

Haaruun Macruuf ayaa dhowaan kula xiriiray khadka telefoonka ee Hargaysa, waxaana uu uga warramay sida looga soo tarxiilay waddankaasi.

Waraysiga hoos ka dhagayso.

please wait
Embed
depo
by VOA

No media source currently available

0:00 0:10:11 0:00
XS
SM
MD
LG