Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta ee Beledweyne iyo Jowhar


Suuqa qudaarta
Suuqa qudaarta

Suuqyada magaalooyinka Jowhar iyo Baledweyne waxaa sare u kac laga dareemay qiimaha lagu iibiyo qudaarta iyo Sisinta oo si aad ah loo isticmaalo xiliga Ramadaanka.

Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta ee Beledweyne iyo Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG