Muqdisho —
Kadib weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay xubin ka tirsan ururka al-Shabaab la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalwadda, oo ku sugnaa Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaa su’aalo la iska weydiinayaa sida uu ku dhacay?
Saraakiil kuwa amniga ah ayaa VOA u xaqiijiyey in saraakiil loo xiray weerarkan, su’aalo la weydiinayo. Saraakiisha la xiray waxaa ku jira Gaashaanle Sare.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Madal