War Deg-Deg ah

Sagaal qof oo ku dhintay daadad kusoo rogmaday Baardheere

Baardheere
Baardheere

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhimatay magaalada Baardheere kadib markii ay daadad qaadeen xilli ay roobab da’ayeen xalay.

Roobabka oo da’ayey saacadihii lasoo dhaafay ayaa weriyahayaga Kismaayo Aadan Maxamed Salaad uu ka waraystay Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee arimaha bulshada degmada Baardheere Maxamuud Ibraahim Salaad Faradheere.

Sagaal qof oo ku dhintay daadad kusoo rogmaday Baardheere

No media source currently available

XS
SM
MD
LG