Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta dagaalka Ukraine ee Soomaaliya


Lix bilood ayuu jirsadey duullaanka Ruushka uu ku qaaday waddanka Ukraine, waxaan shalay Ukraine ay u dabaaldegtay 31 guuradii kasoo wareeegaytey markii ay xorriyadda ka qaadatay Midowgii Soviet.

Waxsoo saarkii Ukraine dagaalka ka socdo guud ahaan dunida saameyn xoogan ayuu ku yeeshey, Meelaha uu sida weyn saameynta shixnado ganacsi iyo waxsoo saar ugu yeeshey waxaa ka mida Somalia iyo soomaalidii ku dhaqnayd wadanka Ukraine ee ka cararey dagaalka markii uu qarxay.

Sahra Cabdi Axmed oo meelo kala duwan la xariirtey ayaa saameynta dagaalkaasi Warbixintaan gaar ah ka diyaarisey

Saameynta dagaalka Ukraine.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG