Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruto: Soomaaliya waa dal ay ka jiraan caqabado ay adag tahay in wax laga qabto


William Ruto
William Ruto

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto ayaa Soomaaliya ku tilmaamay dal ay ka jiraan caqabado ay adag tahay in wax laga qabto.

Ruto ayaa hadalkan ka sheegay wareysi uu shalay siiyay barnaamijka Amanpour ee ka baxa Telefishinka CNN ee dalka Mareykanka laga leeyahay.

Dhinaca kale 337-da Mudane ee loo doortay baarlmanka Kenya ayaa maanta la dhaariyay.

Warbixintan waxaa Nairobi ka soo diray wariyaha VOAda Khadar Maxamud Xareed.

Ruto: Soomaaliya waa dal ay ka jiraan caqabado ay adag tahay in wax laga qabto
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG