Rome —
Ra’iisal Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa isaga oo ku sugan dalka Talyaaniga sheegay in uu ka shaqayn doono nidaam caalami ah oo dib u habeyn loogu sameeyo megen-galyo doonka.
Sunak ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay khatarta ay leeyihiin qaxootiga kusoo badanaya qaybo ka mid ah Yurub.
Warbixin arrintan ku saabsan waxa magaalada London kasoo diray Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal