Addis-Ababa —
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galaya shirka heerkiisu sareeyo ee Tana Forum ee looga hadlo arrimaha ammaanka qaaradda.
Shirkan Tana Forum, oo sanadkan u dabaal deggaya 10 sano guurada ayaa hogaamiyeyaasha Africa ee lagu casuumo ay uga hadlaan sidii looga wada shaqeyn lahaa xal u helidda caqabadaha amni ee Africa.
Sanadkan waxaa uu ku soo aadayaa iyadoo dowladda Soomaaliya ay dagaal xooggan kula jirto maleeshiyada ururka Al-Shabaab.
Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available