Jabuuti —
Rai’sal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre aya maanta booqasho ku tegay dalka Jabuuti, waana tii ugu horraysay ee uu waddankaas ku tago tan iyo marki loo magacaabey xilka rai’sal wasaaraha Soomaaliya.
Booqashadan rai’sal wasaaraha Soomaaliya ayaa h booqasho hawleed oo qaadan doonta 48 saacaddood.
Weriyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan inoo soo diray.