Nairobi —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan iyo qodobo kale.
Kulanka ayaa yimid maalin kadib markii labada dowladood ay heshiisyo waa weyn oo dhinacyo badan ah ku saxiixdeen caasimada Kenya.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intasar Saalax.
Madal