War Deg-Deg ah

R/W Xamza oo furay shir sannadeedka xeer ilaaliyayaasha Soomaaliya

Xamza
Xamza

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta furay shir sannadeedka xeer ilaaliyayaash Soomaaliya oo lagu soo bandhigay wixii u qabsoomay iyo hawlaha horyaalla.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

R/W Xamza oo furay shir sannadeedka xeer ilaaliyayaash Soomaaliya

No media source currently available

XS
SM
MD
LG