Beledweyne —
Xafiiska isku duwidda Gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay sheegay in cudurka daacuunka iyo shuban biyood ay ku faafayaan Soomaaliya.
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in toddobaadkii labaad ee bishan Janaayo la soo wariyay 470 Kiis, kuwaas oo badankood laga soo gudbiyay deegaanada dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.
Madal