Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga cusub ee Xagardheer oo weli aan la diiwaan-gelin


Qaxootiga cusub ee ku biirey Xerada Xagardheer ee Dhadhaab labadii sano ee u dambeeyay weli ma helin diinwaan-gelin qaxootinimo oo rasmi ah.

Arrintaas ayaa keentay in dadkaasi ay waayaan adeegyo badan oo kaga xiran in la diiwaan-geliyo.

Qoysas ay dadkaas isku xili yimaadeen xeryaha oo iyagu biiray xeryaha kale Ifo iyo Dhagaxley ayaa iyaga la diiwaangeliyay, waxaana qaarkood la dejiyay xerada cusub ee Ifo 2.

Guddoomiyaha Xerada Xagardheer Khaliif Dubow Jeelle ayaa weriyaha VOA Axmed Cabdullaahi Jaamac uga warramay nolosha qaxootiga cusub ee ku nool xerada Xagardheer iyo xilliga ogaalkii dadkaa la diiwaangelinayo.

Qaxootiga cusub ee Xerada Xagardheer oo weli aan la diiwaan-gelin
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG