Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin ku saabsan qaraxyo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha


Qaraxyo ayaa maanta ka dhacay gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo gaystay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay qaraxyadaasi sababeen miinooyin lala beegsaday goobhaasi. Warkan waxaa soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warbixinta Cabdulqaadir OK
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

Dhinaca kale, Haaruun Macruuf ayaa qaraxyadan ka waraystay Xasan Cabdi Axmed Xoogsade oo ah guddoomiyaha ganacsatada suuqa Bakaaraha.

Wareysiga Xasan Cabdi Axmed Xoogsade
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG