Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax la eegtay baaburta AMISOM


Baabuur Amisom ay lee yihiin oo ku sugan Buulomareer (File Photo)
Baabuur Amisom ay lee yihiin oo ku sugan Buulomareer (File Photo)

Goobjoogayaal ku sugan degaanka Carbiska ayaa sheegay in qaraxan uu qayb ahaan burburiyey baabuur kuwa gaashaaman ah oo ay lee yihiin ciidamada AMISOM.

Kolonyo baabuur ah oo ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax lagula beegsaday degaanka Carbiska una dhow magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobjoogayaal ku sugan degaanka Carbiska ayaa sheegay in qaraxan uu qayb ahaan burburiyey baabuur kuwa gaashaaman ah oo ay lee yihiin ciidamada AMISOM.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha soo gaadhay ciidamada AMISOM ee la socday baabuurkaas qaraxa lala eegtay.

Waxaan sidoo kale caddeyn cidda ka dambaysay qaraxan, waxaase inta badan weerarrada ka dhanka ah AMISOM iyo ciidamada dalwadda sheagta maleeshiyada Al-Shabaab.

XS
SM
MD
LG